WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Soo Bandhigay Shakhsiyada Cabdiraxmaan Guul wade Iyo Fariinta Uu Udiray farmaajo!

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe ooo ka hadlayay munaasibad ayaa soo bandhigay shakhsiyada cabdiraxmaan guulwade oo dhawaan xasuuqii shacabka somaliland loo gaystay ku sheegay mid sax ahaa

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa jawaabo kulul siiyay xukuumada farmaajo oo mudooyinkii udanbeeyay faro galin baahsan ku haysa gudaha Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/5_9zbMvnfLs

Exit mobile version