WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Ka Hadlay Sobobta Shaqaale Baraha Bulshada Wax Ku Qoray Shaqada Looga Joojiyay,

GABILEY(W,N)- Maayarka Magaalada Gabiley Maxamed-amiin Cumar Cabdi ayaa markii uhoraysay wax laga waydiiyay sobobta shaqada dawlada hoose ee gabiley looga qaarkamid ah shaqaalaha oo baraha bulshada wax ku baahiyay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version