WAJAALE NEWS

“Garoonka Iyo Sanduuqa Dhalinyarada Waxaan Leeyahay Xukuumadu La Meeraysiga Haka Dayso”Gudoomiye Cirro.

HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ee wadani cabdiraxmaana cirro oo ka qaybgalay munaasibadii xil wareejinta hogaanka sonyo ayaa xukuumada ku canaantay in ay dhismaha garoonka laascanood iyo hirgalinta sanduuqa dhalinyarada jsl ka saarto la meeraysiga

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/vWzk4kBwe3o

Exit mobile version