Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Xaalad Ka Taagan Deegaanka fiqi Ayuub, Sheegayna In Dhalinyaro Hubaysani Ku Sugan Yihiin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Xaalad Ka Taagan Deegaanka fiqi Ayuub, Sheegayna In Dhalinyaro Hubaysani Ku Sugan Yihiin.
January 28, 2020 - Written by Editor:

BURCO(W,N)- Badhasaabka gobolka todheer xamse ayaa ka hadlay xaalad ka taagan deegaanka fiqi ayuub oo bulshada degan khilaaf soo kala dhexgalay wasiirka wasaarada macdnta iyo tamarta,

Badhasaabka gobolka togdheer ayaa sheegay in deegaankani ay ku sugan yihiin dhalinyaro hubaysan kuwaasi oo khatar ku ah abniga deegaanka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS