BURCO(W,N)- Badhasaabka gobolka todheer xamse ayaa ka hadlay xaalad ka taagan deegaanka fiqi ayuub oo bulshada degan khilaaf soo kala dhexgalay wasiirka wasaarada macdnta iyo tamarta,
Badhasaabka gobolka togdheer ayaa sheegay in deegaankani ay ku sugan yihiin dhalinyaro hubaysan kuwaasi oo khatar ku ah abniga deegaanka
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;