Hargeysa: Dawlada Hoose Oo Wasaarada Hawlaha Guud Ku Wareejisay Dhul Danguud Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hargeysa: Dawlada Hoose Oo Wasaarada Hawlaha Guud Ku Wareejisay Dhul Danguud Ah.
January 28, 2020 - Written by Editor:

Hargeisa(W.N):-Duqa Caasimada Hargeisa Mudane C,raxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco ayaa Maanta Ku Wareejiyey Dhul danguud ah Wasaarada hawlaha Guud iyo Guriyeynta Somaliland, Dhulkan oo ah kii ugu badnaa ee wasaarad lagu wareejiyo ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa Masuuliyiinta Dawlada hoose iyo madaxda Wasaarada hawlaha Guud.

Halka Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

COMMENTS
LINKS