DAAWO;-Suldaanka Guud Ee Subeer Awal Oo Shacabka Iyo Qoyskii Uu Ka Baxay Ka Tacsiyadeeyay Marxuum Axmedyasiin Abusite, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Suldaanka Guud Ee Subeer Awal Oo Shacabka Iyo Qoyskii Uu Ka Baxay Ka Tacsiyadeeyay Marxuum Axmedyasiin Abusite,
January 28, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Suldaanka Guud ee beelaha subeer awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan oo ka Qaybgalay Aaskii Marxuum Axmed yasiin Sheekh Cabdilaahi Abusite ayaa  ka hadlay shakhsiyadii marxuumka isagoo dhambaal tacsi ah udiray shacabka reer Somaliland iyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA SULDAANKA;

COMMENTS
LINKS