WAJAALE NEWS

DAAWO;-Suldaanka Guud Ee Subeer Awal Oo Shacabka Iyo Qoyskii Uu Ka Baxay Ka Tacsiyadeeyay Marxuum Axmedyasiin Abusite,

HARGAYSA(W,N)- Suldaanka Guud ee beelaha subeer awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan oo ka Qaybgalay Aaskii Marxuum Axmed yasiin Sheekh Cabdilaahi Abusite ayaa  ka hadlay shakhsiyadii marxuumka isagoo dhambaal tacsi ah udiray shacabka reer Somaliland iyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA SULDAANKA;

Exit mobile version