DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Wasiirka Isgaadhsiiinta Iyo Technolajiya Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Wasiirka Isgaadhsiiinta Iyo Technolajiya Jsl.
January 28, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo technolajiya Jamhuuriyada Somaliland Dr Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi ayaa waraysi lagula yeeshay Barnaamijka Xogwaran ee Tvga Qaranka ayaa Wuxu Kaga waramay waxyaabaha uqabsoomay Wasaarada,

Sidoo kale wasiirka Isgaadhsiinta ayaa ka warbixiyay qorshaha wasaarada ee isku xidhka shirkadaha isgaadhsiinta

Dhanka kale wasiir Dr Cabdiwali ayaa soo bandhigay qorshe ay doonayaa in somaliland ku yeelato cable somaliland ugaara oo ay ku midaysan yihiin xukuumada iyo shirkadaha isgaadhsiintu.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

 

COMMENTS
LINKS