Dowlada Kenya Oo Digniin Culus U Dirtay Ganacsato Ay Sheegeen In Ay Al Shabaab Lacago Siiyaan! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dowlada Kenya Oo Digniin Culus U Dirtay Ganacsato Ay Sheegeen In Ay Al Shabaab Lacago Siiyaan!
January 28, 2020 - Written by Editor:

NAYROOBI(W,N)- Dawlada Kenya ayaa soo saartay digniin culus oo dhan ah ganacsatada ay sheegeen in ay lacago siiyaan Ururka Al shabaan.

Wasiirka abniga dawlada Kenya ayaa sheegay in dawladu ilgaara ku hayso dad ganacsato ah oo al shabaan dhaqale siiya dalkana soo galay ganacsi kootaro baan ah

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS