DAAWO;-Wakiilka Dalka Ingiriiska Ufadhiya Somaliland Oo Ka Hadlay Samcad Xumada Ay Jsl Ku Keentay Cabudhinta Xoriyatul Hadalku. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wakiilka Dalka Ingiriiska Ufadhiya Somaliland Oo Ka Hadlay Samcad Xumada Ay Jsl Ku Keentay Cabudhinta Xoriyatul Hadalku.
January 28, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wakiilka Dalka Ingiriiska ufadhiya Somaliland oo maanta ka qaybgalay munaasibad loo qabtay saxaafada ayaa ka hadlay dhaawac iyo samcad Xumada ay Somaliland ku keentay Cabudhinta saxaafadu iyo Xoriyatul Hadalka mudadii ay talada dalka Haysay Xukuumada Madaxwayne Biixi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/q3C8WBx9EI4

COMMENTS
LINKS