Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Alleybaday Halkay Iska Dhaafeen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Alleybaday Halkay Iska Dhaafeen!
February 8, 2020 - Written by Editor:

Deegaanka Allaybaday oo ah deegaan balaadhan bulshada dagtaana tahay bulsho cod iyo cududba Kule somaliland waxa uu ka mid ahaa deegaanadii sida weyn garab istaagay xisbiga kulmiye xiligii doorasha madaxweyne muuse biixi hill iyo hoona la garab istaagay/

Waa deegaankii gobonimada qaaday iyaga iyo muraashaxoodii xisbiga kula loo lamayay madaxweynaha hada talada

EX Wasiir C/CASIIS MAXAMED SAMAALE.

Waxayna qaadeen tallaabo Aan looga baran deegaana waxay cadaadis ku sareen inaan meel kale aanu tagin mudane cabdicasiis garab istaagana dhisano ninkay is hayeen iyagoo taa badal Keeda heli ka rayay inay iskugu  biyo shubtaan xisbiyada mucaarid ah dhaawac weyna soo gaadhsiin karayay guushii kulmiye.

Balse taa badalkeeda madaxweyne muuse ma marin ALLEYBADAY.

Hadii dadka qaar ku Andacoodaana Madaxweynaha MUUSE ayay isku hayb yihiin

Maxay saami uga  waayeen jufada hoose ee MUUSE BIIXI ee qaybta u heshay sadexda wasaaradood ee la  Maldahay

Halka kulmiyihii hore ee madaxweyne SIILAANYO ku lahayd WASIIR, AGAASIMA GUUD iyo xilal aad utiro badan.

Kuwaas oo ah dhamaan laga xayuubiyay markuu muuse guulaystay.

Hadaba halkay iska DHAAFEEN madaxweynaha iyo ALLEYBADAY??????

QALINKII; XASAN MUUMIN.

COMMENTS
LINKS