DAAWO;-Heesta Wadaniga Ah Ee ‘Mar Hadaynu Qaran Nahay’ Iyo Wacdaraha Kooxda Gaashaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Heesta Wadaniga Ah Ee ‘Mar Hadaynu Qaran Nahay’ Iyo Wacdaraha Kooxda Gaashaan.
February 11, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Kooxda fanaaniinta ah ee ciidamada qaranka Somaliland ayaa heeso faro badan kusoo bandhigay xuskii aas aaska ciidamada qaranka jsl

Kooxda gaashaan ayaa sanad soo bandhigay heeso wadaniya oo taabanaya duruufta shacabka kuwaasi oo badi madaxdii ku sugnayd munaasibadan ay la dhaceen

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA HEESTA MAR HADAYNU QARAN NAHAY IYO KOOXDA GAASHAAN;

 

 

 

COMMENTS
LINKS