Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Shaqadii Ka Joojiyay Iskuduwaha Wasaarada Hawlaha Guud Ee Gobolka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Shaqadii Ka Joojiyay Iskuduwaha Wasaarada Hawlaha Guud Ee Gobolka!
February 12, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabley ayaa qoraal uu soo saaray maanta wuxuu shaqadii ka joojiyay iskuduwaha wasaarada hawlaha guud iyo guryayta Mudane Cabdi Cali.

HALKAN KA AKHRI QORAALKA KASOO BAXAY ADHASAABKA GOBOLKA GABILEY IYO NUXURKA UU XANBAARSAN YAHAY;

COMMENTS
LINKS