WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Oo Dalka Dib Ugu soo Guryo Noqday Iyo Wasiir Faratoon Oo Ka Barbixiyay Kulan Ay Wada Yeesheen Farmaajo.

HARGAYSA(W,N)- Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland iyo waftigii u hogaaminayay ayaa galabta kasoo degan garoonka caasimada hargaysa

Waxaana safarka madaxwayne biixi iyo kulamadii uu adis ababa kula yeeshay madaxwaynaha somaliya iyo madax kale oo African ka warbixiyay wasiirka arimaha dibada Somaliland faratoon.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version