DAAWO;-Wafti Ka Socda Dalka Jabuuti Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wafti Ka Socda Dalka Jabuuti Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa
February 12, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wafti balaadhan oo ka socda dalka jabuuti ayaa maanta soo gaadhay caasimada somaliland ee hargaysa.

Waxaana waftigan garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay wasiiro xukuumada katirsan

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS