DAAWO;- Agaasimaha G, Ee Wasaarada Gaadiidka Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Magaalada Wajaale Ka Dhagax Dhigay Xarun Cusub, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;- Agaasimaha G, Ee Wasaarada Gaadiidka Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Magaalada Wajaale Ka Dhagax Dhigay Xarun Cusub,
February 12, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)- Agaasimaha Guud ee Wasaarada gaadiidka iyo jidadka oo way weheliyaan maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada tog wajaale ayaa dhagax dhigay xarunta kala wareejinta rarta oo wasaarada gaadiid ka hirgalinayso magaalo ganacsiyeedka tog wajaale.

Dhanka masuuliyiinta ayaa jawaabo ka bixiyay hadal maalintii shalay kasoo yeedhay qarkamid ganacsatada magaalada oo sheegay in goobtan ay maanta dhagax dhigeen la iibiyay

Badhasaabka gobolka gabiley iyo taliyaha qaybta gobolka ee ciidanka booliska ayaa hanjabaad kulul udiray shakhsiyaad ay sheegeen in ay maanta kusoo abaabuleen shacabka kuwaasi oo ay xabsiga utaxaabeen 19qof

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS