DAAWO;-Bandhiga Tartanka Caanaha Geelayda Oo Markii Uhoraysay Lagu Qabtay Somaliland . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Bandhiga Tartanka Caanaha Geelayda Oo Markii Uhoraysay Lagu Qabtay Somaliland .
February 12, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Tartanka caanaha geelayda somaliland ayaa markii uhoraysay lagu qabtay caasimada hargaysa kaasi oo ay ku tartamayaan geelayda reer somaliland ee wakhtigan geela udhaqa habka casriga.

Waxaana bandhiga door muhiim ah ka qaadanaysa dawlada imaaraadka.

Waxaana Munaasibadan ka Hadlay Gudoomiyaha ururka geelayda ,badhasaabka gobolka maroodi jeex iyo masuul ka socday dawlada emaraadka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS