DAAWO;-Xildhibaan Ka Hadlay Xaalada Ka Taagan Magaalada Wajaale, Eedo Culusna Ujeediyay Badhasaabka Gobolka Gabiley, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaan Ka Hadlay Xaalada Ka Taagan Magaalada Wajaale, Eedo Culusna Ujeediyay Badhasaabka Gobolka Gabiley,
February 12, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)- Xildhibaan cabdicasiis cabdilaahi ismaaciil oo kamid ah golaha deegaanka degmada gabiley ayaa ka hadlay muranka ka taagan dhulka xabaalaha magaalada wajaale oo abuuray murank udhexeeya ganacsatada iyo maaulka sobobayna in xabsiga loo taxaabo 19 qof

Xildhibaan cabdicasiis ayaa eedo culus ujeediyay badhasaabka gobolka gabiley oo uu  sheegay in  ay qayb ka yahay xaalada ka taagan wajaale islamarkaana uu awoodii maamul u adeegsanayo sifo khaldan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

 

COMMENTS
LINKS