WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madaxwayne farmaajo Oo Ka Markhaati Kacay Xasuuqii Siyaad Bare Ugaystay Shacabka Somaliland Iyo Cafis Uu Dalbaday!

MUQDISHO(W,N)- Madaxwaynaha maamulka somaliya maxamed cabdilaahi farmaajo ayaa markii ugu horaysay ka hadlay xasuuqii dawladii rajiibka ahayd ee adeerkii siyaad bare hogaaminayay ay ugaysatay shacabka reer Somaliland isagoo askartii maamulka katirsan usoo jeediyay in ay cafis dalabadaan isagoo xukuumadiisuna ay raali galin ka bixisay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/jl5bb7n2OOw

Exit mobile version