WAJAALE NEWS
Somaliland Oo Markale Ka Hadashay Safarkii Madaxwayne Biixi Ee Itoobiya Una Mahad Celisay Raysal Wasaare Abiye Iyo Madaxda Africa.
February 13, 2020 - Written by Editor:

WAR-SAXAAFADEED:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo muddo saddex maalmood ah booqosho rasmi ah ku joogay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay qaar ka mid ah Hoggaamiyayaasha Qaaradda Afrika ee ka soo qayb galay kal-fadhiga 33aad ee Ururka Midawga Afrika.

Waxa kale oo ay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ku kulmeen xafiiska Ra’iisul  Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimuqraaddiga Federaalka Itoobiya Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, waxay u mahadnaqaysaa Dawladda Jamhuuriyada Dimuqraaddiga Federaalka Itoobiya, Gaar ahaan Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Dr. Abiy Ahmed sidii milgaha iyo sharafka badneyd ee loo gu soo dhaweeyey waftiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland muddadii uu ku sugnaa dalka Itoobiya.

Waxa kale oo ay Dawladda Somaliland, si mug leh ugu mahadnaqaysaa Hogaamiyayaasha Qaaradda Afrika ee ay kulamada ku yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Midawga Africa.

WASAARADA ARIMAHA DIBADA SOMALILAND

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews