Dawlada Hoose Ee Gabiley Iyo Wasaaarada Hawlaha Guud Oo Kormeeray Wadooyinkii La Qorsheeyay Fariintana Udiray Shacabka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Hoose Ee Gabiley Iyo Wasaaarada Hawlaha Guud Oo Kormeeray Wadooyinkii La Qorsheeyay Fariintana Udiray Shacabka.
February 13, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)- Xoghayaha dawlada hoose ee gabiley iyo iskuduwaha wasaarada hawlaha guud iyo guryayta ayaa kormeer kusoo maray jidadka hore looga qorsheeyay magaalada gabiley

Masuuliyiinta ayaa furay wadooyin la xdhay iyagoo shacabka ugu baaqay in ay digtoonaadaa in ay xidhaan wadooyinka la qorsheeyay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS