DAAWO;-Wariye Hereri Oo Barnaamij Xiiso Badan Ka Diyaariyay Dhibaatada Qabyaaladu Ku Hayso Bulshada.Q4Aad. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wariye Hereri Oo Barnaamij Xiiso Badan Ka Diyaariyay Dhibaatada Qabyaaladu Ku Hayso Bulshada.Q4Aad.
February 13, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wariye cabdisalaan hereri oo kamid suxufiyiinta ugu caansan somalida ayaa barnaamij xiiso badan ka diyaariyay dhibta ay qabyaaladu ku hayso shacabka Somaliland isagoo waraysiyo kala duwan la yeeshay haldoorka reer Somaliland kuwaasi oo ka talo bixiyay sida looga bixi karo qabyaalada iyo adeedsiyada khaldan ee shacabka lagu kala qoqobo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA BARNAAMIJKA QAYBTA 4AAD;

COMMENTS
LINKS