WAJAALE NEWS

Dawlada Somaliya Oo War Kasoo Saartay Kulankii Madaxwaynaha Somaliland Iyo Farmaajo Ee Magaalada Adis-Ababa.

MUQDISHO(W,N)-Dawlada somaliya ayaa faah faahin ka bixiyay kulankii madaxwaynayaasha Somaliland iyo somaliya ee dalka itoobiya ka dhacay doraad

Wasiirka warfaafinta somaliya Maxamed Cabdi  xayir maareeye ayaa soo dhaweeyay gorowshiyaha madaxwayne farmaajo ka muujiyay xasuuqii dawladii siyaad bare ugaysatay shacabka Somaliland

Sidoo kale wasiir maareeye ayaa ka hadlay kulankii dalka itoobiya ku dhexmaray madaxwayne muuse biixi iyo farmaajo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version