WAJAALE NEWS

DAAWO;-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Ka Hadlay Ujeedada Dawlada Itoobiya Ka Lahayd Kulankii Madaxwayne Biixi Iyo Farmaajo.

HARGAYSA(W,N)- Siyaasi cabdirashiid jaamac dhari (sheekhul axmar) oo katirsan masuuliyiinta sar sare ee xisbiga wadani ayaa ka hadlay waxyaabaha ay ka wada hadleen madaxwayne biixi iyo gudoomiyaha xisbiga wadani ee ka dhacay caasimada dalka itoobiya isagoo sheegay in madaxwayne biixi balan qaaday in uu soo afjarayo khilaafka komishanka.

Sidoo kale siyaasi rashiid jaamac dhari ayaa tafaasiil ka bixi ujeedada dawlada itoobiya ka lahayd kulan ay magaalada adis ababa iskugu soo horfadhiisisay madaxwaynayaasha somaliland iyo somaliya oo mudo lagu guur daraystay in dib loo bilaabo wadahadaladii  somaliland iyo somaliya

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

Exit mobile version