Wasaaradaha Waxbarashada Iyo Hawlaha Guud Oo Ka Hadlay Dhulka Dugsiga Wajaale Oo Maxkamadi Si Sharci Daro Ah Ugu Xukuntay Dad Shacab Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaaradaha Waxbarashada Iyo Hawlaha Guud Oo Ka Hadlay Dhulka Dugsiga Wajaale Oo Maxkamadi Si Sharci Daro Ah Ugu Xukuntay Dad Shacab Ah.
February 13, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Masuuliyiinta wasarada Waxbarashada Somaliland iyo wasaarada hawlaha guud iyo guryayta ayaa ka hadlay dhul uu leeyahay dugsiga waxbarashada ee magaalada wajaale oo maxkamada degmada gabiley  si sharci daro ah ugu xukuntay dad shacabka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS