WAJAALE NEWS

Wasaaradaha Waxbarashada Iyo Hawlaha Guud Oo Ka Hadlay Dhulka Dugsiga Wajaale Oo Maxkamadi Si Sharci Daro Ah Ugu Xukuntay Dad Shacab Ah.

TOG WAJAALE(W,N)-Masuuliyiinta wasarada Waxbarashada Somaliland iyo wasaarada hawlaha guud iyo guryayta ayaa ka hadlay dhul uu leeyahay dugsiga waxbarashada ee magaalada wajaale oo maxkamada degmada gabiley  si sharci daro ah ugu xukuntay dad shacabka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version