Qeybta 1aad Ee Optical Fiber Cable Geeska Africa!Qalinkii;Maxamuud Dhargiye. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qeybta 1aad Ee Optical Fiber Cable Geeska Africa!Qalinkii;Maxamuud Dhargiye.
February 14, 2020 - Written by Editor:

Marinka Badda Cas waxaa mara Cables tiradoodu dhan tahay (14 Submarine Cable) oo dhamaantood isku xidha Asia, Africa, iyo Europe.

Waxaa ku bahoobay shirkado gaar loo leeyahay, Shirkadahaasna waxaa ka masuul ah dalka ay kasoo jeedaan.

Sida loo kala leeyahay:

Jamhuuriyadda Somaliland (waxba kuma laha)

Somalia (DARE1, EASSy and PEACE Cable)

Kenya:

1- DARE-1 (June, 2020)

2- EASSy

3- PEACE Cable (2021)

4- SEACOM/Tata TGN-Eurasia

5- The East African Marine System (TEAMS)

6- Lower India Ocean Network 2 (LION2)

 

Dalka Djibouti waxaa si toos ah ugu xidhan:

1- Aden-Djibouti

2- AAE-1

3- DARE-1 (June, 2020)

4- EASSy

5- EIG

6- seaMeWe-3

7- SeaMeWe-5

8- SEACOM/Tata TGN-Eurasia

9- MENA/Gulf Bridge International

10- PEACE Cable (2021)

Djibouti Telecom oo dawlada dalka Djibouti u matalaysa shirkadahan waxay gaar u leedahay oo ay maamul ahaan la wadaagta shirkadahan hoos ku qoran:

1- Aden-Djibouti

2- AAE-1

3- DARE-1 (June, 2020)

4- EASSy

5- EIG

6- SeaMeWe-3

7- SeaMeWe-5

La Soco Qeybta 2aad (Insha ALLAH) oo aad ka heli doonto warbixin ku saabsan shirkadaha isgaadhsiinta ee Telesom, Hormood, Golis, Somtel, Somcable, Djibouti Telecom, iyo kuwa Kenya laga leeyahay ay ugu kala xidhan yihiin iyo sida ay u kala leeyihiin iyo kuwa qorshaha dhaw kusoo jira in dalalka kor ku xusan lagu soo xidho iyo shirkadaha maalgashaday..

Qalinkii Eng. Mohamoud M. Esa Dhergiye

 

COMMENTS
LINKS