“Xukuumada Somaliland Intaanay Warka Suuqa Kusii Deynin, Waxay Ahayd Inay Saamayntiisa Ka Fiirsato”Maxamed Ilig. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Xukuumada Somaliland Intaanay Warka Suuqa Kusii Deynin, Waxay Ahayd Inay Saamayntiisa Ka Fiirsato”Maxamed Ilig.
February 16, 2020 - Written by Editor:

Xukuumada Somaliland intaanay warka Suuqa kusii deynin waxay ahayd inay saamayntiisa ka fiirsato, Walaw la sheegayo inuu 8 bilood culays ka saarna Madaxwayne biixi Arrintani oo ay kali ku ahayd imikana uu soo badhigay si badheedha markay kusoo noqnoqtay.

Somalia hadii Dawladu Sanadka ugu danbaysa gasho waxa ka bilaabma Olole siyaasadeed. Sidaasi darteed xiisaha tagida Farmaajo ee Hargeisa xaraarad kuma hayso.

Waayo waxa kala weyn sidii ay dariiqa Doorshada ku gaadhi lahayeen iyo isdiidooyinka guddaha ee Siyaasada, markaa u riyaaqida Farmaajo ee Hargeisa ma taalo Muqdisho.

Hadaba imaansho iyo Diidmo waa dooda labada dhinace maxaa Ajandayaal ku dhex qarsoon meeshan ee la qiimayn karaa aynu sugno Insha Allaah.

Isdiidooyinka Geeska.

Freelancer Journalist Maxamed Ilig.

COMMENTS
LINKS