WAJAALE NEWS

Daawo: Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland oo Raali Gelin Siiyay Shirkada Hass Petrolium

Hargeysa (WJN) – Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale (Qambi), ayaa raali gelin siiyay shirkadda Hass ee shidaalka oo uu maalinti shalay ku eedeeyay in ay maalgeliso Jabhadda SSC ee Buuhoodle.

Sidoo kale, Wasiirka hawlaha guud ee Somaliland ayaa markuu raali gelinta bixinayay waxa dhinac fadhiyay guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version