Daawo: Abaalmarinta Macalinka iyo Ardayga Ugu Soo Horeeya Schoolka oo Ay Dawlada Hoose Ee Gabiilay Bilowday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Abaalmarinta Macalinka iyo Ardayga Ugu Soo Horeeya Schoolka oo Ay Dawlada Hoose Ee Gabiilay Bilowday
February 26, 2020 - Written by Editor:

Gabiley (WJN) – Dawlada hoose ee magaalada Gabiley ayaa waxaa ay si rasmi ah u biloowday Abaalmarinta Macalinka iyo Ardayga ugu soo horeeya Schoolka.

Maayirka magaalada Gabiley Maxamed Aamiin Cumar Cabdi oo ay weheliyaan Xoghayaha fulinta dawlaada hoose iyo masuuliyiin ka socota waaxaha waxbarashada ee Gabiley ayaa saaka gaadhay dugsiga hoose dhexe ee New Gabiley.

 

Hoos ka daawo muuqaalka warka

https://youtu.be/pl2RUpOkUEA

COMMENTS
LINKS