WAJAALE NEWS

Daawo: Abaalmarinta Macalinka iyo Ardayga Ugu Soo Horeeya Schoolka oo Ay Dawlada Hoose Ee Gabiilay Bilowday

Gabiley (WJN) – Dawlada hoose ee magaalada Gabiley ayaa waxaa ay si rasmi ah u biloowday Abaalmarinta Macalinka iyo Ardayga ugu soo horeeya Schoolka.

Maayirka magaalada Gabiley Maxamed Aamiin Cumar Cabdi oo ay weheliyaan Xoghayaha fulinta dawlaada hoose iyo masuuliyiin ka socota waaxaha waxbarashada ee Gabiley ayaa saaka gaadhay dugsiga hoose dhexe ee New Gabiley.

 

Hoos ka daawo muuqaalka warka

https://youtu.be/pl2RUpOkUEA

Exit mobile version