DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Kulan Layeeshay Madaxda MCH Degmooyinka Gobolka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Kulan Layeeshay Madaxda MCH Degmooyinka Gobolka.
February 26, 2020 - Written by Editor:

Gabiley(W,N)-Duqa Degmada Gabiley Md. Maxamed-Amiin Cumar Cabdi ayaa Kulan lagu dardar galinaayo baahiyaha caafimaad la yeeshay Iskuduwaha Wasaaradda caafimaadka Ee G-Gabiley, Agaasimaha waaxda Arimaha , oo ay weheliyaan Qurba-joog,

kulankaas ayaa warbixino lagaga hadhagaystay bahda caafimaadka gaar ahaan Madaxda MCH-yada Ee hawl-gala Degmooyinka Gobolka Gabiley.

Maamulk dawlada hoose degmada gabiley oo uu hogaaminayo maayarku ayaa hore u balan qaaday in ay la wareegeen masuuliyada badi MCH Degmooyinka gobolka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS