Shamis Qardo Jeex Oo Eedo Culus Ujeedisay Gudoomiyayaasha Xisbiyada Mucaaridka,Soona Dhawaysay Furista Ururada Cusub! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shamis Qardo Jeex Oo Eedo Culus Ujeedisay Gudoomiyayaasha Xisbiyada Mucaaridka,Soona Dhawaysay Furista Ururada Cusub!
February 26, 2020 - Written by Editor:

CANADA(W,N)- Fanaanada Reer somaliland ee ku dhaqan dalka Canada Marwo Shamis Qardo Jeex ayaa Eedo Culus ujeedisay gudoomiyayaasha xisbiyada Ucid iyo Wadani oo ay ku eedaysay in ay isku baysanayaan qaab qabiil kana soo horjeedaan waxkasta oo dalku horumar ku gaadhi lahaa

Shamis Qardo jeex ayaa soodhawaynsay khudbadii madaxwayne biixi ka jeediyay laba gole iyo go,aanka uu ku shaaciyay in uu furayo Ururada Siyaasada Somaliland

HALKAN KA DHAGAYSO FANAANAD SHAMIS OO EEDIHII UGU CUSLAA KU MIISTAY FAYSAL IYO CIRRO;

 

COMMENTS
LINKS