WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay War-saaxafeed Ay Beesha Caalamku Kasoo Saareen Doorashada Somaliya!

HARGAYSA(W,N)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland Ayaa Jawaab ka bixisay war-saxaafadeed ay si wadajir ah U soo Saareen Xafiiska Qarammada Midoobay iyo Daneeyeyaasha Beesha Caalamka Ee Soomaaliya.

Xukuumadda Somaliland Waxa ay caddaysay in aanay qeyb ka Ahayn Doorashooyinka Soomaaliya, hase yeeshee ay tahay dal Dimuqraadiyada iyo doorashooyinka ka tisqaadeen oo goob-joogeyaashii ka socday beesha caalamku qireen.

Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo  baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland,

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version