Daawo: “Doorashada Waxaa Noo Qabanaya Gudidii Hore Ee Komishanka kuwa kale..”Guddoomiye Cirro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: “Doorashada Waxaa Noo Qabanaya Gudidii Hore Ee Komishanka kuwa kale..”Guddoomiye Cirro
February 27, 2020 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa waxaa uu ka hadley heshiiskii ay wada gaadheen xukuumada, isagoona sheegay in doorashada ay qabanayaan gudidii hore ee Koomiishanka doorashooyinka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS