WAJAALE NEWS

Daawo: “Doorashada Waxaa Noo Qabanaya Gudidii Hore Ee Komishanka kuwa kale..”Guddoomiye Cirro

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa waxaa uu ka hadley heshiiskii ay wada gaadheen xukuumada, isagoona sheegay in doorashada ay qabanayaan gudidii hore ee Koomiishanka doorashooyinka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version