Daawo: Agaasimaha Caafimaadka Somaliland oo Gabiley Ka Dhagax Dhigay Xaruntii 4aad Ee Hooyada iyo Dhalaanka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Agaasimaha Caafimaadka Somaliland oo Gabiley Ka Dhagax Dhigay Xaruntii 4aad Ee Hooyada iyo Dhalaanka
February 27, 2020 - Written by Editor:

Gabiley (WJN)- Agaasimaha guud ee Wasaarada waxbarshada Somaliland Axmed Abokor oo uu weheliyo Agaasimaha wasaarada Caafimaadka, ayaa maanta gaadhay magaalada Gabiley.

Dhinaca kale, agaasimaha wasaarada waxbarshada Somaliland ayaa dhagax dhigay xaruntii 4aad ee Hooyada iyo dhalaanka oo ay yeelanayso Gabiley.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS