WAJAALE NEWS

Daawo: Agaasimaha Caafimaadka Somaliland oo Gabiley Ka Dhagax Dhigay Xaruntii 4aad Ee Hooyada iyo Dhalaanka

Gabiley (WJN)- Agaasimaha guud ee Wasaarada waxbarshada Somaliland Axmed Abokor oo uu weheliyo Agaasimaha wasaarada Caafimaadka, ayaa maanta gaadhay magaalada Gabiley.

Dhinaca kale, agaasimaha wasaarada waxbarshada Somaliland ayaa dhagax dhigay xaruntii 4aad ee Hooyada iyo dhalaanka oo ay yeelanayso Gabiley.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version