WAJAALE NEWS

Daawo: Guddoomiyaha Akaademiyadda Nabada Somaliland oo Ka Hadlay Heshiiska Ay Gaadheen Xukuumada iyo Xisbiyada Mucaaridka

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha Akadamiyada iyo Nabada iyo Horumarinta Somaliland Maxamed Faarax Xirsi ayaa waxaa ka hadley heshiiskii ay maanta wada gaadheen Xukuumada iyo xisbiyada Ucid iyo Waddani.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version