Daawo: Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo Si Kumeel Gaadh Ah Ajaanibta Uga Joojisay Cumrada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo Si Kumeel Gaadh Ah Ajaanibta Uga Joojisay Cumrada
February 27, 2020 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Dawladda Sacuudi Carabiya ayaa maanta hakisay Cumrada iyo Dalxiiska ay dalkeeda ku iman jireen ajaaniibta dalalka uu ku fidayo cudurka Coronavirus.

Boqortooyada, oo ay ku yaallaan labada goobood ee ugu barakeysan Islaamka ee Masjidka Xaramka iyo Masjidka Nebiga (NNKH), ayaa sanad kasta waxaa yimaada malaayiin qof.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS