WAJAALE NEWS

Daawo: Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo Si Kumeel Gaadh Ah Ajaanibta Uga Joojisay Cumrada

Hargeysa (WJN)- Dawladda Sacuudi Carabiya ayaa maanta hakisay Cumrada iyo Dalxiiska ay dalkeeda ku iman jireen ajaaniibta dalalka uu ku fidayo cudurka Coronavirus.

Boqortooyada, oo ay ku yaallaan labada goobood ee ugu barakeysan Islaamka ee Masjidka Xaramka iyo Masjidka Nebiga (NNKH), ayaa sanad kasta waxaa yimaada malaayiin qof.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version