WAJAALE NEWS

Daawo: “Dumarka Murashaxiinta Way U Wanaagsan Tahay Habsan Ka Qabsoomida Doorashooyinka”..Luul Xasan Matan

Hargeysa (WJN)- Marwo Luul Xasan Mataan ayaa ka hadashay qabsoomida doorashooyinka Somaliland, iyadoona sheegtay in Haweenka murashaxiinta ay u wanaagsan tahay habsanka qabsoomida doorashooyinka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version