Daawo: ”Wasiir Qambi Ha Is Casilo…”Xisbiga Waddani | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: ”Wasiir Qambi Ha Is Casilo…”Xisbiga Waddani
February 27, 2020 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Xogahayaha Ciyaaraha ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Yoonis Axmed Yoonis ayaa waxaa uu si adag dhaleeceeyay hadalkii ka soo yeedhay Wasiirka hawlaha guud iyo guryaynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi oo shirkada shidaalka ee Hass ku eedeeyay inay maal-geliso Jabhado ka jira Buuhoodle.

Waxaa uu sheegay xoghayaha ciyaaraha xisbiga Waddani in Wasiir Qambi uu iska casilo xilka wasiirnimada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS