DAAWO;-Hordhaca Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Prof Ismaaciil Bubaa, Muxuuse Ka Yidhi Muranka Doorashada Jsl Iyo Siyaasada Geeska? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Hordhaca Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Prof Ismaaciil Bubaa, Muxuuse Ka Yidhi Muranka Doorashada Jsl Iyo Siyaasada Geeska?
February 27, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Prof Ismaaciil Hure Buubaa oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland kana tirsan xisbiga wadani ayaa lalayeeshay waraysi xasaasiya kaasi oo uu kaga waramay xaalada dalka muranka xukuumada iyo xisbiyada mucaarid iyo somaliya ee safarkii farmaajo iyo damaca raysal-wasaare abbey.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS