WAJAALE NEWS

DAAWO;-Hordhaca Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Prof Ismaaciil Bubaa, Muxuuse Ka Yidhi Muranka Doorashada Jsl Iyo Siyaasada Geeska?

HARGAYSA(W,N)-Prof Ismaaciil Hure Buubaa oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland kana tirsan xisbiga wadani ayaa lalayeeshay waraysi xasaasiya kaasi oo uu kaga waramay xaalada dalka muranka xukuumada iyo xisbiyada mucaarid iyo somaliya ee safarkii farmaajo iyo damaca raysal-wasaare abbey.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version