Sharcigu Muxuu Ka Qabaa Heshiiska Ay Wada Gaadheen Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridku?”Garyaqaan Maxamuud Cabdiraxmaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sharcigu Muxuu Ka Qabaa Heshiiska Ay Wada Gaadheen Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridku?”Garyaqaan Maxamuud Cabdiraxmaan.
February 27, 2020 - Written by Editor:

“Heshiiskani Wuxuu Wax ka Badalayaan Hab-dhaqankeenii Iyo Nidaam Inoo Soo Jiray, Mudo Labaatan Sano ah”Garyaqaan Maxamuud.

HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland iyo xisbiyada mucaaridka ayaa maanta wada gaadhay heshiis lagu soo fajaray khilaafkii udhexeeyay ee arimaha doorashooyinka iyo murankii xubnaha komishanka doorashooyinka

Hadaba heshiiskan ay wada gaadheen xisbiyada mucaaridka muxuu sharcigu ka qabaan in   ay laba komishanka iyo xubno beesha caalamku wada shaqeeyaan qabsoomida

Garyaqaan Maxamuud Cabdiraxmaan oo kamid ah sharciyaqaanada Somaliland ayaa lafo gur sharci ku sameeyay heshiiska xukuumada iyo xisbiyada waxa ay qawaaniinta dalku ka qabaan.

HALKAN KAGA BOGO WARKA FALANQAYNTA SHARCI EE HESHIISKA XUKUUMADA IYO XISBIYADA JSL;

COMMENTS
LINKS