WAJAALE NEWS

DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Gaadhay Magaalo Madaxda Gobolka Salel Ee Saylac’

SAYLAC(W,N)-Taliyaha ciidanka booliska somaliland gen maxamed aadan saqadhi dabagale ayaa kormeer shaqo ku maray gobolada dalka ayaa gaadhay magaalada saylac ee gobolka salel.

Taliye dabagale ayaa ka warbixiyay ujeedada socdaalkiisa iyo  fariinta uu udiray shacabka ku dhaqan gobolka salel.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/tZa_kOeK-zs

Exit mobile version