Gen Maxamed Xassan (Jidhif) Oo Tacsi U Diray Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Muuse Xaaji Gaydh. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gen Maxamed Xassan (Jidhif) Oo Tacsi U Diray Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Muuse Xaaji Gaydh.
March 1, 2020 - Written by Editor:

‘Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun’

General Maxamed Xasan Cabdilaahi (Jidhif) isagoo  ku hadlaya Dhammaan Magaca qoyskii  ayaa Dhambaal tacsi ah u diray Qoysii Iyo Qaraabadii Uu ka baxay Marxuum Muuse Xaaji Ismaaciil Yoonis (Muuse Xaaji Gaydh) Oo ku Geeriyooday Dalka Canada.

Muj Jidhif Oo Ku hadlaya Magiciisa ka shacabka somaliland iyo ka guud ahaan Qoyska Reer Xaaji Ismaacil Yoonis ayaa wuxuu qoyskii iyo qarbaadaba ka tacsiyadaynayaa geerida Naxdinta leh ee habeenkii  xalay timid maruxuum muuse xaaji gaydh.

Marxuumka oo Ay Ilmaati ahaayeen Gen Maxamed Xassan C/laahi Jidhif Waxaa uu Marxuumka eebe uga Baryayaa Inuu Janadiisii Fardowsa Ku Arsaaqo, Qoyskii iyo Dhammaan Reer Xaaji Gaydh oo Uu Ka Baxayna Eebe Samir iyo IImaan ka Siiyo.

AAMIN AAMIN  AAAMIN AAMIN AAMIN

 

COMMENTS
LINKS