DAAWO;-Abwaan Cashuur Oo Gabay Ku Karbaashay Xukuumada & Xisbiyada Iyo Ganacsatada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Abwaan Cashuur Oo Gabay Ku Karbaashay Xukuumada & Xisbiyada Iyo Ganacsatada!
March 4, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Abwaan Cabdiraxmaan Cashuur oo kamid Abwaanada jamhuuriyada somaliland ayaa gabay cusub oo uusoo saaray kaga waramay xaalada dalka iyo siyaasad xumada xukuumada iyo asxaabta qaranka

Sidoo kale abwaan cashuur ayaa farta ku fiiqay sida aanay ganacsatadu aanay ugu nixin shacabka kana iibiyaan dawooyin dhacay iyo raashin dhacay

Dhanka kale abwaan cashuur ayaa gabaygiisan  kaga jawaabay hadalada kasoo yeedha somaliya iyo imaantii raysal;wasaare abey ku doonayay in uu somaliland ku keeno farmaajaha somaliya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA ABWAAN CASHUUR IYO NUXURKA GABAYGA UU TIRIYAY;

COMMENTS
LINKS